C-xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi

Arms embargo lifted, but Somalia cannot afford weapons: minister

Somalia’s armed forces have not received “a single bullet” despite the partial lifting of a United Nations arms embargo because the East African country lacks funds, its defense minister said…

Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed ee UK kulan la yeeshay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayey oo maalmahaan booqasho ku joogay magaalada Lodnon ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ee dalka Britain. Kulankaas…

Somali police MN

Hennepin County Sheriff’s Office welcomes 1st Somali deputy

While checking inmates into the Hennepin County Jail, Deputy Haissen Hussein seems about as humble as they come. “I came to United States when I was 17 — no English,…

C-xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi2

C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi: Inkastoo cuna qabateyntii hubka la qaaday weli Soomaaliya hub ma iibsan karto

Wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in tan iyo markii cunno-qabateynta hubka laga qaaday Soomaaliya aysan dowladu soo iibsan qoryo taasoo keentay dhaqaale la’aanta haysata dowladda Soomaaliya….

Muslim american clinic

Proposed medical office would accommodate Muslim-American patients

Orland Park could become home to what’s described as a “first-of-its-kind” outpatient surgical center with a mission of accommodating the religious and cultural beliefs of Muslim patients. Dr. Naser Rustom…

Amesty International

Hay’ad caalami ah oo sheegtay in xabsiyada dalka Eritrea ku xiran yihiin maxaabiis tiro badan

Hay’adda caalamiga ee xuquuqda aadanaha Amesty International ayaa sheegtay in dalka Eritrea ay ku xiran yihiin maxaabiis gaarayso tiradooda 10,000 oo qof kuwaas oo lagu haysto arrimo siyaasadeed ilaa muddo…

P-Hassan Mohamoud

Somalia: President Hassan Planning Administration Reshuffle: Gov’t Source Says

Mogadishu — Sources close to the Somali Federal Government (SFG) tell that President Hassan Sheikh Mohamud is planning to conduct a major reshuffle in his administration, Garowe Online reports. President…

Maxkamada dastuuriga Puntland

Maxkamada dastuuriga Puntland oo la dhisay iyo arimo doorashada la Xiriira oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta sheegey inay socoto dhismaha maxkamada dastuuriga ee Puntland , iyadoona gacanta dowladu ku hayso sameynta xeerarkeeda. Gudoomiyaha Guddiga doorashada Puntland Mudane Maxamed Xasan Barre oo…

Deadly explosion strikes Somali capital

Deadly explosion strikes Somali capital

At least 11 people killed in Mogadishu as bomber rams car laden with explosives into convoy carrying Qatari officials. A powerful blast has struck the commercial and administrative district of…

Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abuu Zubayr

Amiirka Al Shabab Oo Fariin Cusub Soo Diray Arimo Dhowr Ahna Kaga Hadlay

Amiirka guud ee xarakada Al shabab Axmed Godane balse  la baxay Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abuu Zubayr Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa markii ugu horaysay sanadkan soo duubay cajilad uu ugu…